Lastensuojelu.info > Aqoon ku saabsan badbaadada carruurta

Boggagan waxaa lagu soo bandhigayaa badbaadada carruurta ee Finnishka. Aqoonta boggagan lagu soo bandhigayo waxaa loogu talagalay gaar ahaan dadka waddanka u soo guurey. Boggagan waxaa la isugu keenay aqoon ku saabsan, badbaadada carruurtu waxa ay tahay, waxa ay ku salaysan tahay iyo siday u shaqayso.