Skip to content
""

Badbaadadda carruurta

Badanaa badbaadada carruurta waxaa la xiriirta cabsi ay dadku aaminsan yihiin. Xaqiiqda se waxay tahay in la rabo in la caawiyo, iyadoo ilmihiina ku nool yahay gurigiisa lana nool reerkiisa.

Fiiro gaar ah:

Hyvinvointialueet (ladnaansha gobolada) ayaa waxay billaabeen howlahooda  1.1.2023, taasoo adeegyadii arrimaha bulshada iyo caafimaadka iyo gargaarka degdega ay ka wareejiyeen degmooyinka kuna wareegi doonaan Hyvinvointialue ladnaansha gobolka). Finland waxay leedahay 21 Hyvinvointialue ladnaansha gobolka). Edeegyada  Helsinki waxay u soconayaan sidoodii hore howlaha shaqo ay qabanayaan waxay tahay sidatan:

  • Daryeelka caafimaadka aasaasiga
  • Kalkaalisada caafimaadka taqasuska
  • Daryeelka bulshada
  • Adeega carruurta, da’yarta iyo adeegyada qoyska
  • Adeega da’da shaqeyn karta
  • Adeega caafimaadka dhimmirka iyo mukhaadaraadka
  • Adeega naafada (kuwa baahiya gaarka qaba)
  • Daryeelka ardeyda
  • Howlaha gargaarka
  • Daryeelka hore

Aqri midka xiga

Macmiilnimada badbaadadda carruurta

Macmiilnimada badbaadadda carruurta

Mudnaanta hore waa daryeelka furan

Mudnaanta hore waa daryeelka furan

Meeleynta meelgaarka ah

Meeleynta meelgaarka ah

Daryeelka danbe

Daryeelka danbe

Siyaabaha sugida xaquuqda

Siyaabaha sugida xaquuqda

Eraybixin

Eraybixintani waxay macnaynaysaa erayadaas kuwooda ugu muhiimsan ee la xiriira badbaadadda carruurta.

Eraybixin

Xir