Skip to content

Goobaha lagu kulmo

Rugta dhalaanka iyo hooyooyinka

Barbaarinta hore

Iskuulka

Shaqada dhalinyarada

Muhiimada shaqada dhalinyarada waa caawinta da’yarta linkki sanastoon kamid ahaanshaha (eeg eraybixinta) iyo iney yeeshaan saameyn. Dhalinyarada waxaa la siinayaa fursad ay si iskooda ay wax u sameystaan, helaana waxyaabo ay ku qanacsan yihiin wakhtina kuwada qaataan. Sidaas ayeyna dhalinyaradu si amni ah ugu tababaran karaan si xor sidey wax uga qabsan lahaayeen bulshada Cadaalada iyo sinnaanta ayaa ah muhiimada dhalinyarada. 

Daryeelka bulshada

Macmiilnimada daryeelka bulshada

Adeega bulshada qoysaska carruurleyda

Badbaadadda carruurta

Macmiilnimada badbaadadda carruurta

Xir